Qoraalka sawirka, Sawirradan waxay muujinayaan Qadaafi oo wiil yar ah dhowr sano kaddib markii u afgembi ku qabsaday xukunka dalka.
Qoraalka sawirka, Sawirkan waa boqorkii uu Qadaafi xukunka afgembi uga tuuray. Fartiisa ayaa hoos ku qoran, oo waxaa laga qaaday sawir uu isaga u dhiibay boqorka dalka Maroko.
Qoraalka sawirka, Qadaafi waxaa uu aad uga heli jiray hoggaamiyihii hore ee Masar Jamal Cabdinaasir, oo sawirkan ka muuqdo isagoo ku sugan fagaaro ku yaalla magaalada Benghazi.