BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS , Codbixiyeyaasha Mareykanka oo u dareeray doorashada dhexe ee go'aamin doonta inta ka dhiman muddada xileedka Trump
Maanta waxaa Mareykanka ka dhacaya doorashooyinka xilliga dhexe ee Aqalka Kongareeska, iyadoo malaayiin Mareykan ah ay codkooda dhiibanayaan
Qoys ka kooban 5 qof oo sababsaday bahal laga helo inta badan guryaha Soomaalida
Sida ay sheegeen booliiska deegaanka iyo ehellada qoyska, xaaska Qaasim Cali ayaa 22-kii Oktoobar cuntay cunto ay ayadu samaysay, waxayna sidoo kale siisay ninkeeda iyo saddexdeeda wiil, intaas ka dibna raggu waxay aadeen beeraha si ay u soo shaqeeyaan.
Weerar dhanka internet-ka ah oo 7 dal oo Yurub ah gilgilay: Qaboojiyeyaashii dukaamada oo shaqada Joojiyay
Tobaneeyo dukaan oo cunto lagu iibiyo oo ku yaalla toddobo waddan oo Yurub ah ayaa lala beegsaday weerarro dhanka internet-ka ah.
Dadka doomaha ku gala Ingiriiska oo laga yaabao inay ilaa 30 sano sugaan helitaanka deganaansho rasmi ah
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Britain, Shabana Mahmood, ayaa Isniintii baarlamaanka dalkeeda u soo bandhigtay faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan isbeddelo la soo jeediyay oo ku aadan shuruucda socdaalka ee dalkaas.
Maraykanka oo ay ka dhacayaan doorashooyin laga yaabo inay qeexaan cutubka ugu dambeeya ee xilliga Trump
Doorashooyinka dhexe waxay qaabayn doonaan Koongareeska sannadaha ugu dambeeya ee muddada xilkiisa madaxweynenimo, ayay qortay Sarah Smith, balse waxay sidoo kale yihiin tijaabo lagu eegayo sida ay siyaasaddu noqon karto isaga oo aan goobta joogin.
Filin: Waa maxay sababta uu khatar u yahay gantaalkan cusub ee Ruushka?
Laga bilaabo dhammaadka xagaaga 2026, Ruushka ayaa bilaabaya inuu u adeegsado gantaalka riddada dheer ee Filin si uu u weeraro Ukraine; waa gantaal yar oo laga yaabo inuu yahay mid raqiis ah, balse leh awood cajiib ah marka loo eego sifooyinka lagu sheegay. Waa khatar ku wajahan Ukraine iyo dalal kale.
Tobankii gabdhood ee sahmiyeyaasha ahaa ee wax ka beddelay aragtida ay dunidu ka qabtay Afrika
Shaqadii ay qabteen intii ay ku guda jireen hawlgalladooda kala duwan, waxay ku soo bandhigeen daahfurro iyo caqabado, waxayna gacan ka geysteen fahamka bulshooyinka iyo xaqiiqooyinka qaaradda.
Guddoomiyaha u magacaaban gobolka Hiiraan oo BBC-da u sheegay sida ay u arkaan amarka la siiyay ee ah inay Baladweyne isaga baxan
Xiisad ayaa ka taagan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka deegaanka ee Jimcihii qabsaday xarumaha maamulka gobolka ay ku amreen xubanaha Hirshabeelle ka jooga inay gobolka ugu baxaan muddo 24 saacadood ah.
Digniino weerar nukleer oo been abuur ah oo loo diray bulshooyinka Ruushka iyo Ukraine
Ukraine iyo Ruushka labaduba waxay sheegeen in barnaamijyada digniinta hawada la jabsaday habeenkii Axadda ka dib markii farriimo been abuur ah oo digniin ah oo ku saabsan weeraro, oo ay ku jiraan nukliyeerka, loo diray dadka isticmaala.
Shah Rukh Khan: Safarkii jilaaga taagta daran ilaa xidigga sare ee fanka filin dhigista
Halyeeynimadiisa dhabta ah waxay soo shaac baxday 1993, markii labadii filim ee 'Baazigar' iyo 'Darr' ay si isdaba-joog ah u soo baxeen oo box office-ka gilgileen.
Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed oo sheegay in saraakiil sare oo Itoobiyaan ah ay qaadanayaan tababar milatari
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada iyo mas'uuliyiin kale oo sarsare oo dowladda ka tirsan ay tababar ciidan ku qaadanayaan Hurso.
Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ah
Dowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Taliyaha ciidanka Itoobiya oo sheegay in la qabtay hub ay lahayd TPLF oo ka yimid Massawa
Hadalka Gen Birhanu Jula ayaa inta badan diiradda lagu saaray dagaallada billowday 13-kii Febraayo, iyo in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay la wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Tigrayga.
Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?
Trump oo Ilhaan edeynteeda iyo dhaleeceynteeda ay joogto u tahay ayaa shalay sheegay in Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ay wajihi karto xabsi
Waa kuma Gadi Eisenkot, janaraalka hawlgabka ah ee hurdada u diiday Netanyahu?
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujisay in isbahaysiga xisbigiisa Likud ee xulufada la leh xisbiyada Yuhuudda ee midigta fog iyo kuwa xagjirka ah ay ku guuldareysan karaan inay helaan aqlabiyadda baarlamaanka.
Abiy Ahmed oo sheegay in Eritrea wajihi doonto cawaaqib xun hadii ay sii waddo 'ku tiirsanaanta wadamada kale'
Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya ay doonayso nabad ay la yeelato Eritrea, isla markaana ay rabto inay noqoto lamaane dhanka horumarka ah; hase yeeshee, wuxuu xusay in Eritrea "ay la kulmi doonto cawaaqib xun haddii ay sii waddo ku tiirsanaanta ciidamo kale, oo ay ku sii socoto waddadeeda burburka ah."
Trump oo mar kale wax ka sheegay Soomaaliya kuna dhawaaqay in Ilhaan Cumar ay wajihi karto xabsi
Wargeyska Wall Street Journal ayaa baahiyay in maamulka Trump uu doonayo inuu ka noqdo muwaadinnimadeeda ugu dambeynna uu musaafuriyo.
Maxaa ilaa hadda laga ogyahay baaritaanka kiis-ciqaabeedka Ilhaan Cumar
Baaritaankani wuxuu daba socdaa hadallo dhowr ah oo ka soo yeeray mas'uuliyiin, kuwaas oo shaki gelinaya dhalashada Mareykanka ee Ilhaan Cumar
Trump oo banaabax ka dhacay Ohio ku weeraray muhaajiriinta Soomaalida ah
Hadalka Trump wuxuu yimid isla maalintii ay saraakiisha Amniga Gudaha baaritaan ku sameeyeen guriga Washington ee Xildhibaanadda Dimuqraadiga ah Ilhaan Cumar
Israa'iil ma waxay muran kala dhex dhigtay Turkiga iyo waddan uu saaxiib dhaw la yahay muddo dheer?
"Labo waddan, hal qaran." Tan iyo sannadihii 1990-meeyadii, halkudhiggan ayaa astaan u ahaa xiriirka dhow ee ka dhexeeya Azerbaijan iyo Turkiga, dad badan oo ku sugan Baku-na waxay Turkiga u arkayeen xulafo siyaasadeed iyo mid militari. Ilham Aliyev ayaa dhowr jeer uga mahadceliyay Turkiga taageerada uu u fidiyay dagaalkii Karabakh, waxaana waddooyinka Baku laga taagay calanka Turkiga.
Maraykanka oo soo saaray amar maxkamadeed si ehelada Ilhaan Cumar su'aalo loo weydiiyo
Ilhaan walaasheed Sahra Nuur ayaa heshay warqad amar maxkamadeed ah, ayadoo ugu yaraan hal xubin oo kale oo ka tirsan qoyskeeda amarkaas loo diray
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo4 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta3 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo3 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta2 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.














































































