BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Dal Soomaaliya deris la ah oo ka mid ah 10-ka wadan ee la filayo inay yeeshaan tirada ugu badan ee Muslimiinta 2050
Daraasadda ayaa sidoo kale sheegtay in tirada guud ee dadka dunida ku nool ay gaari doonto 3,095,470,000 marka la gaaro sannadka 2050.
TOOS , Sacuudiga oo soo saaray digniin iyo Xuutiyiinta oo aargoosi ku hanjabay
Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa dadka rayidka ah uga yeeray inay ka baxaan aagaga dekedda Xudeydah, iyadoo Xuutiyiintuna ku hanjabeen aargoosi haddii la weeraro dekadda
Shan dal oo dalxiiska ku habboon: Yaan lagaaga hormarin 2027
Goobahan waxaa ku jiro meelo, dhaqan, taariikh iyo qurux intaba leh kuwaas oo qaarkood UNESCO u aqoonsatay goobo ka mid ah Dhaxalka Adduunka.
Xiritaanka xafiiska siyaasadda QM ee Soomaaliya, guul mise guuldarro?
Waxaa sii jiray loollanka awoodda ee hoggaamiyayaasha Soomaalida, taasina waxay dhalisay in uu xafiiskan sii shaqeeyo si la isugu soo jiid jiido madaxda, hayeeshee ugu dambeyn dawladda hadda jirta ayaa dalbatay in la soo gabagabeeyo hawlgalka.
Rajo weyn oo laga qabo daaweynta nooc kansarka ka mid ah oo ay adag tahay in laga caafimaado
Kansarka ganaca ayaa caan ku ah adkaanta daaweyntiisa, waxaana uu leeyahay heerka ugu hooseeya ee badbaadada marka loo eego dhammaan noocyada kansarka ee caanka ah.
Shan siyaabood oo la yaab leh oo aad kor ugu qaadi karto heerka birta ee jirkaaga – kuwaas oo aan wax xiriir ah la lahayn cunista hilibka
Maaddaama qiyaastii saddexdii qofba mid ka mid ah uu jirkiisu ku yar yahay birta, waxaa muhiim ah in la fahmo in aanay ku koobnayn oo keliya waxa aynu cunno, balse sidoo kale sida aynu cuntada u cunno iyo habka aynu u diyaarinnaa ay door weyn ka ciyaaraan helitaanka xaddiga birta ee jidhkeennu u baahan yahay.
Muxuu barnamaijkan AI ee Muslimiinta ka caawiya barashada diinta Islaamka uu dood u dhaliyay?
"Alle ka cabso. Haddii aad qaadato fatwo khaldan oo uu soo saaray caalim diimeed, adigu dembi kuma yeelanaysid. Laakiin haddii aad qaadato fatwo uu soo saaray aaladda garaadka macmalka ah (AI), khaladkeeda adiga ayaa mas'uul ka noqonaya, Alle ayaana kula xisaabtami doona."
Sidee ayaad ilkahaaga uga dhigi kartaa kuwo cad cad haddii aad jeceshahay kafeyga iyo shaaha?
Ma dawooyinka ilkaha lagu caddeeyo ayaa ah xalka kaliya? Mise cuntooyinka aan cunno ayaa iyaguna gacan ka geysan kara ilaalinta midabka dabiiciga ah ee ilkaha?
Golaha Khaliijka oo difaacay Imaaraadka, dhaleeceeyayna dowladda Soomaaliya
Golaha Khaliijka oo taageeray Imaaraadka
"The price for a dream": Qisada filim ka hadlaya wiil Soomaali ah oo riyadiisa Maraykanka u maraya wax uusan fileyn
Inglewood Films LLC iyo Waryaa Films ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu soo bixi doono filim nooca Drama-da ah oo la yiraahdo "The Price for a Dream", kaas oo ay jilayaan Muuse Cali Aadan iyo Damarr Jones, lana soo gabagabeeyay duubistiisa .
Shiinaha, Ruushka iyo Maraykanka oo bayaan wadajir ah soo saaray kaddib kulankii saddex-geesoodka ahaa
Hadda waxaan idiin soo gudbineynaa qodobadii ugu muhiimsanaa ee ku jiray bayaanka wadajirka ah ee ku saabsan nabadda, kaas oo Shiinaha, Ruushka iyo Maraykanku soo saareen kaddib kulankoodii saddex geesoodka ahaa.
Maxay Soomaaliya ugu amartay safiirka Imaaraadka Carabta inuu dalka kaga baxo muddo 72 saacadood gudahood ah?
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa Khamiistii sheegay in dowladda ay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ka dalbatay inuu dalka kaga baxo muddo 72 saacadood gudahood ah.
BBC Somali kala soco TikTok
Ugu hor hel wararka iyo xogta naadirka ah
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Diin iyo Taariikh
Xul
Maxay yihiin shuruudaha ay Eritrea ku xirtay wadahadal ay la gasho Itoobiya
Mowqifka dowladda Eritrea ayaa ku soo beegmaya xilli ay sii kordhayaan walaacyada laga qabo in labada dal ay dagaal geli karaan, iyadoo ay jiraan dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu heshiisiiyo.
Siyaasiyiinta da'da yar ee asal ahaan Afrikaan ah ee taariikhda ka dhigay doorashadii dhexe ee Mareykanka iyo kaalinta Soomaalida
Waxay ahayd salaam aan la filayn in laga maqlo isu-soo-bax ay taageerayaasha Xisbiga Dimuqraadiga ku dabaaldegayeen guusha doorashadii dhexe ee Mareykanka.
Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah
Wax ka ogow doorashooyinka xilliga dhexe ee Maraykanka ee berri dhici doona
Doorashooyinku waxay dhacaan labadii sanaba mar, marka ay ku soo beegmaan bartamaha muddada xilka madaxweynaha oo ah afar sano, waxaa loo yaqaannaa "doorashooyinka dhexe".
Dowladda Israa'iil: Netanyahu ayaa isku dayaya inuu mideysnaanta garabkiisa siyaasadeed ilaaliyo, halka Eisenkot uu doonayo inuu ballaariyo xulafadiisa siyaasadeed
Wada-xaajo siyaasadeed ayaa ka socda Israa'iil, kuwaas oo looga gol leeyahay in lagu soo dhiso dowladda cusub, kaddib doorasho uu midkoodna labada garab siyaasadeed ee waaweyn ku guulaysan aqlabiyadda kuraasta baarlamaanka ee looga baahan yahay dhismaha xukuumadda.
Kiisaskee Dimuqraadiyiintu baari doonaan haddii ay helaan aqlabiyadda Koongareeska?
Dimuqraadiyiinta ku jira Kongareeska Mareykanka ayaa horey u qorsheynayay sidii ay awoodooda u isticmaali lahaayeen haddii ay ku guuleystaan aqlabiyadda Aqalka Wakiillada ama Aqalka Senate-ka doorashooyinka dhexe.
Xog la yaab leh oo uu sheegay madaxii hore ee hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad
In ka badan 16 bilood kaddib dagaalka, madaxii hore ee Mossad, David Barnea, ayaa hadda sheegay in hay'adda lafteedu ay si ula kac ah u baahisay muuqaalladaas.
Tirada iyo noocyada dayaaradaha dagaalka ee Itoobiya ay ka heshay Ruushka
Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay heshay qalabkan casriga ah xilli ay sii kordhayaan xiisadaha gudaha iyo kuwa u dhexeeya iyada iyo Eritrea.
Dowladda Yemen oo Xuutiyiinta ku eedeysay inay kaalmo ka heleen Iiraan si ay u helaan hub iyo tiknoolajiyad milatari oo casri ah
Dowladda Yemen ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqday inuu cambaareeyo weerarrada soo noqnoqday ee kooxda Xuutiyiinta ee Ansarullah ay ku qaadday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Cadan
Taliyaha ciidanka Itoobiya oo sheegay in la qabtay hub ay lahayd TPLF oo ka yimid Massawa
Hadalka Gen Birhanu Jula ayaa inta badan diiradda lagu saaray dagaallada billowday 13-kii Febraayo, iyo in ciidamada federaalka iyo xulafadooda ay la wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Tigrayga.
Culeys intee la eg ayay Ilhaan wajahaysaa, maxaase dhici kara?
Trump oo Ilhaan edeynteeda iyo dhaleeceynteeda ay joogto u tahay ayaa shalay sheegay in Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota ay wajihi karto xabsi
Waa kuma Gadi Eisenkot, janaraalka hawlgabka ah ee hurdada u diiday Netanyahu?
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujisay in isbahaysiga xisbigiisa Likud ee xulufada la leh xisbiyada Yuhuudda ee midigta fog iyo kuwa xagjirka ah ay ku guuldareysan karaan inay helaan aqlabiyadda baarlamaanka.
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo23 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta20 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo20 Nofembar 2026, 07:00, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta19 Nofembar 2026, 16:59, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.






























![Taliyaha ciidamada Suudaan, Jeneraal Cabdifataax Al-Burhaan [bidix], iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed [midig]](https://ichef.bbci.co.uk/ace/ws/240/cpsprodpb/cc28/live/eff3f9c0-dc0f-11f1-a701-fddedf244c16.png.webp)















































