Dhalinyaro iskood isu xilqaamay oo kaalmeeyay arday ka soo jeeda qoysaska danyarta ah
Published
Dhalinyaro iskood isu xilqaamay ayaa waxa ay magaalada Jigjig ka sameeyeen barmaanij lagu kaalmeynayo ardayda ka soo jeeda qoysaska dan yarta ahi.
Dhalinyaradani ayaa agabka waxbarshada ee sida buugaagta,qalimaanta iyo boorsooyiin waxa ay gaarsiiyeen ilaa 500 oo arday oo dan yar ah.
Dhalinyaradaasi waxaa ka mid ahMahdi ismaaciil oo u waramay weriyaha BBC-da Cabdinaasir Sheekh Maxamed Xikam.