Maxaa yareeyay isku dhacyada qabaa'ilada ee ka dhaca miyiga magaalada Gaalkacyo?

Qoraalka Codka, Maxaa yareeyay isku dhacyada qabaa'ilada ee ka dhaca miyiga magaalada Gaalkacyo?
Published

Dadaallo nabadeyn ah oo ay gacan ka geysteen ciidamada milateriga ee Soomaaliya iyo dhallinyaro is xilqaamay ayaa dhaliyay inay yaraadaan isku dhacyada qabaa'ilada ku nool magaalada Gaalkacyo iyo deegaannada ku xeeran.

Collaadda beelaha ayaa inta badan ka dhalata aano qabiil iyo muran salka ku haya goobaha biyaha iyo daaqsinta.

Hadaba waxtarka ka dhashay dedaalladaasi nabadeynta ah ayaa warbixintan waxaa ka diyaariyay weriye Axmed Cawil Jaamac.