Inta la qurxiyay ayaa isqarxin loo diray!

Published

Gabar yar oo Boko Haram ay afduubteen ayaa loo diray in ay isku qarxiso suuq dhexdiisa balse way baxsatay Waxayna ka sheekeysay sida ay ku badbaaday.