Jubbaland oo ka hadashay shirka maamul goboleedyada ee Kismayo

Qoraalka Codka, Jubbaland oo ka hadashay shirka maamul goboleedyada ee Kismayo
Published

Magaalada Kismaayo waxaa shalay ka bilowday shir ay leeyihiin maamul goboleedyada Soomaliya oo sheegay inay shirkan uga tashanayaan xaalada dalka.

Shirkan ayaa waxaan ka soo qeyb gelin dowlada dhexe ee federaalka.

Haddaba arimaha laga filan karo iyo waxa ay maamul goboleedyadan ka wada hadlayaan ayaan ka waraysanay wasiirka arimaha gudaha ee mamaulka Jubaland General Maxamed Warsame Darwiish, wuxuuna u warramay Bashir Maxamed Caato.